Bogag af-Soomaali
Halkan waxaa ah bogag badan oo walaalo Masiixiyiin ah leeyihiin, waxayna ka hawlgalaan sidii ay u soo bandhigi lahaayeen warka wanaagsan ee ku saabsan Injiilka Sayidkeenna iyo Badbaadiyaheenna Ciise Masiix. Waxay leeyihiin maqal iyo qoraal anfac iyo nafaqo badan leh...bal iska indha-indhee inta aad gujiso!
